BOGSII · HOME HEALTHCARE & NURSING
Daryeelka Caafimaadka ee Guriga (Home Care Services)
Ka dalbo kalkaaliye ama dhakhtar aqoon sare leh inuu kugu soo booqdo gurigaaga si aad u hesho daryeel caafimaad oo xirfadeysan adigoon gurigaaga ka bixin.