BOGSII · ADEEGGA CAAFIMAADKA
Xirmada Baaritaanka Dhiig-Karka & Wadnaha
Baaritaanka dhiig-karka, baruurta dhiigga, iyo shaqada wadnaha.
Xirmooyinka Baaritaanka
Faahfaahin ku saabsan adeeggan:
Xirmo loogu talagalay ilaalinta caafimaadka wadnaha iyo xididdada dhiigga.
Dadka loogu talagalay:
Dadka qaba dhiig-karka ama raba inay ka hortagaan wadne-xanuunka.
Waxa ku jira:
- • Lipid Panel (Full Cholesterol Breakdown)
- • Serum Electrolytes (Na+
- K+
- Cl-)
- • Electrocardiogram (ECG / EKG Review)
- • Blood Pressure Monitoring Plan
- • Specialist Consultation
