BOGSII · ADEEGGA CAAFIMAADKA
Xirmada Baaritaanka Caafimaadka Guud
Baaritaan guud oo ku saabsan dhiigga, sonkorta, iyo shaqada xubnaha.
Daryeelka Guud
Faahfaahin ku saabsan adeeggan:
Xirmo baaritaan oo heer sare ah oo loogu talagalay hubinta xaaladda guud ee qofka.
Dadka loogu talagalay:
Dadka waaweyn ee raba inay hubiyaan xaaladdooda caafimaad sanadkiiba mar.
Waxa ku jira:
- • Complete Blood Count (CBC)
- • Fasting Blood Glucose (FBS)
- • Lipid Profile (Cholesterol & Triglycerides)
- • Blood Pressure & BMI Check
- • Doctor Review & Clinical Advice
